Madaxweyne Saciid Deni oo gudoomiyey shirkii ugu horeeyey Golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha la doortay ee Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta guddoomiyey shirklii ugu horeeyay ee Golaha xukuumadda Puntland, iyadoo uu wehliyo madaxweynaha xilka ka degaya C/weli Gaas. Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ee la doortay Axmed Cilmi Cismaan, iyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar … Continue reading Madaxweyne Saciid Deni oo gudoomiyey shirkii ugu horeeyey Golaha wasiirada Puntland